Faah Faahino kasoo baxaya Duqeyn Ciidamada Kenya saakay u geesteen Ceel Waaq

Ciidamada Milatariga dowlada Kenya ayaa saakay aroor hore duqeyn ku garaacay xaafado katirsan Degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo, waxaana duqeyntan lala eegtay xaafado kuyaala degmadaasi. Dadka ku dhaqan Ceel Waaq ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada Kenya madaafiic kusoo garaaceen degmada Ceel Waaq gaar ahaan xarun ay leedahay Shirkad Isgaarsiineed iyo guryo dad shacab … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya Duqeyn Ciidamada Kenya saakay u geesteen Ceel Waaq